Dheereye
Dheereye
  • 139
  • 2 014 306

Відео

Woow :- Jawigoo Macaan Iyo Meel Macaan … @dheereye4040
Переглядів 5 тис.16 годин тому
Woow :- Jawigoo Macaan Iyo Meel Macaan … @dheereye4040
Cajiib : Afar Dumar ah oo xaasaskaygii ah ayaa igaga tagay…. @dheereye4040
Переглядів 18 тис.21 годину тому
Cajiib : Afar Dumar ah oo xaasaskaygii ah ayaa igaga tagay…. @dheereye4040
Cajiib : Samriye iyo sidiiq Sayga oo wacdaro ka dhigay barnaamijka kadis. @dheereye4040
Переглядів 7 тис.14 днів тому
Cajiib : Samriye iyo sidiiq Sayga oo wacdaro ka dhigay barnaamijka kadis. @dheereye4040
Cadceed iyo Xamda xaraabo maxaa kala qabsaday . Barnaamijka kadis ​⁠@dheereye4040
Переглядів 21 тис.14 днів тому
Cadceed iyo Xamda xaraabo maxaa kala qabsaday . Barnaamijka kadis ​⁠@dheereye4040
Sagal haldhaa :- Aniga jacayl Wuu igu dhacay Barnaamijka Hibadda codka || part 46 || ​​#dheereye
Переглядів 4,7 тис.21 день тому
Sagal haldhaa :- Aniga jacayl Wuu igu dhacay Barnaamijka Hibadda codka || part 46 || ​​#dheereye
Alfanaan nagiib alpha oo wacdarro ka dhigay Hibadda codka || part 45 || wooow .​⁠@dheereye4040
Переглядів 5 тис.Місяць тому
Alfanaan nagiib alpha oo wacdarro ka dhigay Hibadda codka || part 45 || wooow .​⁠@dheereye4040
Maxaa Xiis Xarago iyo XASAN baylani ka dhaxeeya . Barnaamij Xiiso badan @dheereye4040
Переглядів 38 тис.Місяць тому
Maxaa Xiis Xarago iyo XASAN baylani ka dhaxeeya . Barnaamij Xiiso badan @dheereye4040
Woow : Barkhad Beerjacayl oo wacdarro ka dhigay Hibadda codka || part 44 || ​⁠@dheereye4040
Переглядів 6 тис.Місяць тому
Woow : Barkhad Beerjacayl oo wacdarro ka dhigay Hibadda codka || part 44 || ​⁠@dheereye4040
Cajiib : Barnaamijka Hibadda codka iyo Yasiin maxaa Kala qabsaday ​⁠@dheereye4040
Переглядів 7 тис.Місяць тому
Cajiib : Barnaamijka Hibadda codka iyo Yasiin maxaa Kala qabsaday ​⁠@dheereye4040
Cadceed iyo Yaasiin Oo Mar kale wacdaro dhigay . #wooow @dheereye4040
Переглядів 12 тис.Місяць тому
Cadceed iyo Yaasiin Oo Mar kale wacdaro dhigay . #wooow @dheereye4040
Fanaan Hassan Baylaani : Anigu jacaylka Ma Aaminsani . ​⁠@dheereye4040 Hibada codka || part 43 ||
Переглядів 10 тис.Місяць тому
Fanaan Hassan Baylaani : Anigu jacaylka Ma Aaminsani . ​⁠@dheereye4040 Hibada codka || part 43 ||
Samriye iyo barnaamijka Hibada codka || part 42 || @dheereye4040
Переглядів 10 тис.2 місяці тому
Samriye iyo barnaamijka Hibada codka || part 42 || @dheereye4040
Heeso Cajiib ah iyo Laba fanaan oo is fahansan. woow @dheereye4040#somaliland @asadhagio2749
Переглядів 10 тис.2 місяці тому
Heeso Cajiib ah iyo Laba fanaan oo is fahansan. woow @dheereye4040#somaliland @asadhagio2749
Xaaji love iyo caaliya maxaa Kala qabsaday Barnaamijka kadis . #woow @dheereye4040
Переглядів 4,6 тис.2 місяці тому
Xaaji love iyo caaliya maxaa Kala qabsaday Barnaamijka kadis . #woow @dheereye4040
Tayasiir jacayl Oo Hibada codka wacdaro ka dhigay . || Part 41 || @dheereye4040
Переглядів 7 тис.2 місяці тому
Tayasiir jacayl Oo Hibada codka wacdaro ka dhigay . || Part 41 || @dheereye4040
🎤:Fanaan Ahmed Jacayl iyo Hibada codka maxaa Kala qabsaday . Woow || part 40 || ​⁠@dheereye4040
Переглядів 6 тис.2 місяці тому
🎤:Fanaan Ahmed Jacayl iyo Hibada codka maxaa Kala qabsaday . Woow || part 40 || ​⁠@dheereye4040
Eid Mubarak Dhamaan umada islaamka ah. #somaliland #somalia #djibouti @dheereye4040
Переглядів 16 тис.2 місяці тому
Eid Mubarak Dhamaan umada islaamka ah. #somaliland #somalia #djibouti @dheereye4040
Cajiib : Yaaa kula cod macaan fanaaniintan . Mid u codee ​⁠@dheereye4040
Переглядів 9 тис.2 місяці тому
Cajiib : Yaaa kula cod macaan fanaaniintan . Mid u codee ​⁠@dheereye4040
Hibada codka iyo ayaan Aragsan mxaaa kala qabsaday woow || part 39 || @dheereye4040 cod Cajiib ah.
Переглядів 3,9 тис.3 місяці тому
Hibada codka iyo ayaan Aragsan mxaaa kala qabsaday woow || part 39 || @dheereye4040 cod Cajiib ah.
Cajiib: Yaa kula cod macaan xaaji love iyo tayasiir jacayl Barnaamij ka u codee ​⁠@dheereye4040
Переглядів 17 тис.3 місяці тому
Cajiib: Yaa kula cod macaan xaaji love iyo tayasiir jacayl Barnaamij ka u codee ​⁠@dheereye4040
Cajiib :- Hussein xidig oo wacdaro ka dhigay Hibadda codka..|| Part 38|| ​⁠@dheereye4040 #woow
Переглядів 18 тис.3 місяці тому
Cajiib :- Hussein xidig oo wacdaro ka dhigay Hibadda codka..|| Part 38|| ​⁠@dheereye4040 #woow
Anigaa samaystee miyey ciddi isoo siisay… Happy 18 May somaliland @dheereye4040
Переглядів 4,5 тис.3 місяці тому
Anigaa samaystee miyey ciddi isoo siisay… Happy 18 May somaliland @dheereye4040
Dhiigaygu somaliland ayuu qorayaa || Happy 18 May || #somaliland ​⁠@dheereye4040
Переглядів 31 тис.3 місяці тому
Dhiigaygu somaliland ayuu qorayaa || Happy 18 May || #somaliland ​⁠@dheereye4040
Hibada codka iyo saalax maxaa Kala qabsaday woow . || part 37 || @dheereye4040
Переглядів 3,7 тис.4 місяці тому
Hibada codka iyo saalax maxaa Kala qabsaday woow . || part 37 || @dheereye4040
Fanaan dowsi daacad iyo || Hibada codka 36 || @dheereye4040
Переглядів 3,1 тис.4 місяці тому
Fanaan dowsi daacad iyo || Hibada codka 36 || @dheereye4040
Maxaa Kala qabsaday Cadnaan iyo Xiis || kadis || @dheereye4040
Переглядів 10 тис.4 місяці тому
Maxaa Kala qabsaday Cadnaan iyo Xiis || kadis || @dheereye4040
U codee fanaanka kula codka macaan ||@dheereye4040 || woow
Переглядів 20 тис.4 місяці тому
U codee fanaanka kula codka macaan ||@dheereye4040 || woow
Yaa kula Cod macaan yazin iyo cadceed : || u codee || @dheereye4040 wooow
Переглядів 20 тис.4 місяці тому
Yaa kula Cod macaan yazin iyo cadceed : || u codee || @dheereye4040 wooow
Cajiib : maxaa kala qabsaday fanaanad Aaliya iyo || Hibadda codka Part 35 || @dheereye4040
Переглядів 6 тис.4 місяці тому
Cajiib : maxaa kala qabsaday fanaanad Aaliya iyo || Hibadda codka Part 35 || @dheereye4040

КОМЕНТАРІ

  • @SuhaybCabdiraxmaan-n4m
    @SuhaybCabdiraxmaan-n4m 3 години тому

    The pezt voice AwiL Yare

  • @Abshirnoorissack
    @Abshirnoorissack 5 годин тому

    Dheereye nin dedaal badan

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 8 годин тому

    8:36 heestaa magaceeda iisheega plsss ❤️

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 21 годину тому

    igadhaar labada ninba wa saxdii

  • @asmaadam5043
    @asmaadam5043 День тому

    Cadceed adu maxa isku qarinaysa Ma yaraysatide 😂😂😂😊

  • @BaarutXassan
    @BaarutXassan День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AnasAbshir-gn5rn
    @AnasAbshir-gn5rn День тому

    Jah xaajiga❤❤❤ axsan sowd

  • @Greenwood__22
    @Greenwood__22 День тому

    ᗰOᕼᗩᗰᗴTᕼ ᕼᗩᒪᗩᑕ ᗷᗴՏT ᗯᒪᕼI

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed День тому

    Tuke waa nin halabuur ah misana hoobal ah lkn ninka dhallinyarada ah ma ahan qof fanka ehel u ah sidaan ka dareemayo wareysigiisa oo dabcan aanu aad u ogeyn in Cigaal badweyn yahay. Axmed Cali Cigaal marka laga yimaado inuu hoobal cod toolmoon yahay, laxamada lagu heeso waa 3da qof mulaxam ee ugu badan dadka in yar baa og. Axmed keliya heesihiisa ma laxameeyo lkn fannaaniinta la yaqaan intooda badan laxamuu u dhiibay, xataa waxaa ka mid ah ragga waaweyn ee fanka uga horreeyey sida KULUC, waayo kuluc walaalo Hargeysa ayuu ka mid ahaa, sidaas oo ay tahay laxamada ugu macaan Cigaal baa u sameeyey. Heesaha Abwaan Dheeg sida TUKAYOHOW iyo INAN YAHAY DIRAAC IYO DIRIR HOORAY KALA WACAN, laxanka Cigaal baa leh. Maxamed Jaamac Joof oo dabcan isaga laftarkiisu hoobal ka weyn ahaa Cigaal, isna Cigaal laxan waa u sameeyey : Beri hore waxaa jiray Inan aan bil iyo labo Hadal kaaga bixinoo Raggu baadigoobaa ############### Heesaha dadku wada yaqaan balse Cigaal in yari u taqaan laxankooda Haldhaa baa la yiraah Hiddihii baan weli sitaa Asluubtii hooyaday Hormuud baan dhaqan u ahay ##################### Weli gabar ma sheekaysateen Kaftan aan laheyn godob Ma isu gacalo miisteen Hadalkii guddoon wacan Ma ku gebogebayseen @@@@@@@@@@@@ Ma salguuro caashaqu Aniga sibiq ma igu helay Intuu samada ila tegay Saxar qaadda fooraha' Dul sabbee ma igu yir Soo jeede maqanoo Seexaneyn ma iga dhigay #################

  • @siciidcabdinaasir5920
    @siciidcabdinaasir5920 День тому

    Heesta u horreysa yaa qaada

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 День тому

    Masha allah hanbalyo ❤

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 День тому

    Waa runtaasi dadkaa isbadelay oo imaanku ka xumaday ❤❤

  • @cazamziyech22
    @cazamziyech22 День тому

    Sadiiq seyga✅️

  • @dr.zakariaabdirashidali1944
    @dr.zakariaabdirashidali1944 День тому

    dalxis wacan

  • @XamseXiddiga-lz5or
    @XamseXiddiga-lz5or День тому

    Mohemed halac top

  • @Mursamuse-jt3kt
    @Mursamuse-jt3kt День тому

    Fani

  • @secretariatdgs1846
    @secretariatdgs1846 2 дні тому

    the two

  • @user-hr4km9jp4m
    @user-hr4km9jp4m 2 дні тому

    Mr tuke dhalinyarada wax fiican ayuu u sheegey ee dhalinyaro sidaas sameeya. Wadankiina horumarintiisa kafikira sida dhalinyarada kale ee aduunka ha'tuugsanina. Dhalinyarada kale oo wadankooda horumariyey dadka wadamadooda horey'umarey qabiil kama'shaqeeyaan ee maxaa'taqaan ayey ku'faanaan. Wax qabad baa'larabaa, haduusan qofka wax qaban karin waa in la'ceeyriyo oo lakeeno qof shaqada yaqaan.

  • @HodanAhmet
    @HodanAhmet 2 дні тому

    Iyo cawil

  • @HodanAhmet
    @HodanAhmet 2 дні тому

    Halaac

  • @HodanAhmet
    @HodanAhmet 2 дні тому

    Moha halc ba cod hlasiya leh

  • @maxmuudmahrez1238
    @maxmuudmahrez1238 2 дні тому

    Lapadapa makala dhacaan balse mohamed baan siiyeyy

  • @JennyBlanford-z8k
    @JennyBlanford-z8k 2 дні тому

    Taylor Kevin Brown Amy Hernandez Thomas

  • @zakibaaw
    @zakibaaw 2 дні тому

    Mohamed halac ayaa u codeenaya

  • @AlvinWilks
    @AlvinWilks 2 дні тому

    Harris Frank Martinez Christopher Garcia Nancy

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 2 дні тому

    Heesta qamar hadu qaday waa cajiip legend kaasi

  • @user-ng1nf7he4b
    @user-ng1nf7he4b 2 дні тому

    Mohamed halac misanka culus

  • @Waliraaaso
    @Waliraaaso 2 дні тому

    Haa ban siiyay labadaba 🎉❤

  • @Janagale10
    @Janagale10 2 дні тому

    Hamda Jiniyado ayey leedahay

  • @MahamedZahra-yw5rn
    @MahamedZahra-yw5rn 2 дні тому

    Mashallah

  • @MuniirMaHamed
    @MuniirMaHamed 2 дні тому

    Kumo dhayal saniine woow isoobuqda asaxbta dhereye ana😢

  • @user-fv7zm4nw9x
    @user-fv7zm4nw9x 3 дні тому

    Wilkan waa runtii manaty waqtiga lagu jiro nin ki caqli leh wa dremaya in wax wayn qaldameen

  • @user-pt4le2zq5o
    @user-pt4le2zq5o 3 дні тому

    Halac

  • @mraweys5484
    @mraweys5484 3 дні тому

    geed baaxad weyn waa baarka wabiga ku hareereysan reer baladweyne asal rer qoraxsin ah

  • @rahiimahaji8969
    @rahiimahaji8969 3 дні тому

    Ayyyy makala dhacaan Mansha allah

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 3 дні тому

    Siyaad bare, Afka aad ku haldlayso ayuu Qoray Dekeda Berbera ayuu kuu dhisay Airporka ayuu ku dhisay laamiga iyo buundooyinka ayuu kuu dhisay, IDOOR oo dhan haday isu Tagaan Wadada shiikh May dhisi lahaayeen waa Maya

    • @safiyoahmed5864
      @safiyoahmed5864 День тому

      Kkkkkkkkkkkkkkk uqdad isaaq ku dhimo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 👎👎👎👎👎

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 День тому

      @@safiyoahmed5864 Idinkuna Cuqdad Daarood u dhinta

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 3 дні тому

    Abwaan tuke wuxuu kahadlay wax dhaba wuxuu isbarbardhigay wacyigii hore iyo kan hada talooyin waafiyana wuu bixiyey waa wayarg qarsoonaa keep going Abwaan ✍️✍️✍️✍️✍️

  • @tt-yb7cq
    @tt-yb7cq 3 дні тому

    Sidiiq 🎉

  • @RashdaanRashdaan
    @RashdaanRashdaan 3 дні тому

    Sadiiq sayga❤❤❤

  • @KhayreAden
    @KhayreAden 3 дні тому

    Fanaanka aan ugu jecelahay Jiilka kacay ee Qarnigan 21 aad ❤

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 3 дні тому

    Yahye kaldaweeya so qabo

  • @MaxamedJarooze
    @MaxamedJarooze 3 дні тому

    Sadiiq sayga cerigaabo...hamplyo

  • @BenBradley-e8k
    @BenBradley-e8k 3 дні тому

    Rodriguez Daniel Clark Thomas Johnson Edward

  • @MohamedCabdulahi-c3d
    @MohamedCabdulahi-c3d 3 дні тому

    Ragu makalu dhacaan,lkn waxaan siiyey codkeyga 3aad

  • @user-jp5uk4yq5z
    @user-jp5uk4yq5z 4 дні тому

    Mo halac🔥🔥

  • @nawalmuuse-om8ef
    @nawalmuuse-om8ef 4 дні тому

    Sadiiq ban ku hysta anu

  • @mohamudsheikh5683
    @mohamudsheikh5683 4 дні тому

    Sxb dheereeye mxaan ukala codeynaa labo nin oo kaladhicin baadkeentey

  • @SamsamAbiob
    @SamsamAbiob 4 дні тому

    Sdiiq❤❤❤❤😊

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 4 дні тому

    Ragu masraxa wuu ruxey ❤❤❤❤ ❤❤❤